Dalkii ugu horeeyey oo ku dhawaaqay in maalinta Isniinta ah ay tahay 1-da bisha Ramadaan

Iyadoo dunida muslimka si weyn loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta bisha barakeysan ee Ramadaan oo lagu wado iney bilato maalmaha soo socda ayaa Muslimiinta dalka Australia waxay ku dhawaaqeen inay maalinta 1-aad ee Bisha Ramadaan u tahay maalinta Isniinta ee soo socota oo ku beegan bisha 6-da bisha May. Golaha Iimaamyadda ee dalka Autralia ayaa … Continue reading Dalkii ugu horeeyey oo ku dhawaaqay in maalinta Isniinta ah ay tahay 1-da bisha Ramadaan